Daawo Sawirada: Dowlada oo maanta daah furtay Mashruuca taageerada horumarka iyo dhaqan gelinta ….

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta furay Mashruuca taageerada horumarka iyo dhaqan gelinta siyaasado lagu Daryeealyo Qaxootiga dalka kusoo laabanaya iyo Barakacaasha gudaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada tashado sidii xal waara loogu heli lahaa siyaasad mideysanna looga yeelan … Continue reading Daawo Sawirada: Dowlada oo maanta daah furtay Mashruuca taageerada horumarka iyo dhaqan gelinta ….